Meydka ilaa 4 dhalinyaro ah oo ka soo jeeda Magaalada Berber ee deegaanada W/Galbeed Soomaaliya ayaa laga helay Xeebta Magaaladaas,Waxayna dhalinyaradan ahaa arday wax ka barata Iskuulada deegaankaas,Waxaana arintaas xaqiijiyey Maamulka Gobolka iyo kan dagamada Berbera.
Waalidiinta dhashay Caruurtan ayaa iyagu goobjoog ka ahaa dhacdadan waxayna Waalidkood kamid noqodeen dadka shacabka ah ee ku soo ururay Meydadka dhalinyaradan.