Waxaa Xiliyada Habeenkii ah ku sii badanaya Xeebta degmada C/caziiz dhalinyarada Cabsan ee ku tumaneysa Xeebta Liido iyagoo u dhaqmaya sida gaalada.
Muuqaalkaan soo socda waxaad ku arki doontaa rag badan oo hal qof oo dumar ah kula baashaalaya Xeebta liido ee Magaalada Muqdisho iyagoo sameynaya Wax Maskaxdaada ka weyn.