Kolleyba la kala cilmi badan ee ninkaan warkiisa waxa aan u daynayaa inta aqoonta badan u leh laakiin anigana wax unbaa ka taabaneyaa maxaa ka socdo dowlad goboleedka koonfur galbeed soomaaliya muxuu yahay ulajeedka uu yimid Cali Maxamed Geedi dadka degga dhulweenaha koonfur galbeed soomaaliya ayagoo jaclaa in ay dhistaan maamul kaa sameeysan 6 gobol ayaa waxaa ka hur istaakey dowlada hoose ayna u dhistey maamul koboleed oo ka kooban 3 gobol dadka aaqilka ayagoo arinta kaa hur wal-walsan warka dowlada ka soo yeerey ayey uga danbeentii is yiraadeeyn dowlad la aan waxaa dhaanto dowlad xumo waxaa ay karaabsadeeyn maamulkii kacmo ku rimiska ahaa oo ay qaateen uga danbeentii hadaba maxaa keeney in ay noqoto koonfur kalbeed soomaaliya meel qof walbaa cad kaa qaadanaayo taa waxaa ay keeni kartaa colaad hur uleh maalin walba shacabka wax loo keeney ma qaadan doonaaan oo cadkooda ayey soo dhacsanaayaan warkaan ayaa iga keeney oo dad badan dabcan ila qabaan waxaa maaanta ka ilimeeynaayo oo qarqariyada iga keentey dhibka kale oo soosocdo dad baa waxaa ay leeyihiin maxaa looga hadlaa warkaan waa muwaadan waana wadankiisa wuuu degi karaa laakiin waxaa dhab ah in uu usucdo wax aan xaq u laheen uu u xaqal daagaaayo inta wax fahmeeysa waxaa leeahay ka feeg jinaada waraabaha dadka cunaayo laana daaqa laakiin yuu idinku balaaraanin walow hurey loo dhahay siyaasada malahan saaxiibtinimo joogto ah oo waxaa ay leedahay dano gooni.
shcabka koonfur kalbeed soomaaliya yo inta wax karad ah ayaa iyadu xiligan ku jahawareersan Xaalada adag ee ka taagan iyo waliba haatan ka socoto xulista baarlamaanka dowlad goboleedka koonfur galbeed soomaaliya uu yeelan lahaa
marka shariiifka waxaa aan leeynahay wadanka wuxuu ku jiraa kala goor ee cimri dhamaadey ceeb haku sugootiinin
uga danbeentii dhamaan umada barkaceeyso halaka noqo oo marwalba halaka figiro umada soomaaliyeed gaar ahaan umada maanta dhibka uga badanyahay soo ceeb noogumma ahan in dadkii banaanka ay jiifaan oo dhulkooda xoog lagu heesto sidoo kale waxaa ay wadaan abuuris oo dadka la keeynaayo dhulka si ay marka dhul ama wax wada qeeybsi u yimaado ayagana qeebtooda u helaan.
sitoos warkaan wuxuu ku socdaa inta ka murgeeyso dhibka haayo umada koonfur galbeed soomaaliya oo wax fameeyso waxaa leeyahay walaaalkaada haduu dulminyahay ama la dulminaayo gar gaar buu kaga baahanyahaya oo sida saxda ah wax halooga qabto gaar ahaan odayaasha dhaqanka waxaa uga baaqeeya in wax walba oo shar ah ay ka hur istaagaan waa kuwa maanta wax ka qaban karo dhibka iyo kala qeeybinta iyo dhulboobka cusub.