Xasan Sheekh Maxamuud Madxweynaha Soomaaliya ayaa Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Ciraaq u magacaabay Khadiija Maxamed Al-maqsuum,taasi oo ah Xaaska Madaxweynaha Galmudug Cabdikariim Xusseen Guuleed oo ka mid ah Kooxda DAMUL-JAD
Munaasabada lagu Daahfuray Safaaradda Ciraaq ee Soomaaliya oo dhacday todobaadkan,ayaa waxaa ka qayb galay Wasiirka arrimaha dibada Soomaaliya Cabdisalaan Cumar,Madaweynaha Galmudug Cabdikariim Xusseen Guuleed,Xildhibaano iyo Wasiiro ka socday Federaalka iyo Mas’uuliyiin ka socday Wasaaradda arrimaha dibada dalka Ciraaq.
Arrag Sawirada Hoose