Sawir gacmeedkaani cusub ayaa waxaa maanta lagu soo qaatay damaca Madaxweyne Xassan iyo qorshaha Gen Gebra oo ah shaqsiga Ethiopia uga wakiilka ah burburinta rajada dalka Somalia.
Sawirkaani oo muujinaayo xigmad fog ayaa waxaa lagu cabiray baahida Madaxweyne Xassan uu u qabo barashada Luqada Xabashida.
Gen. Gebra ayaa isna Xassan Sheekh u ballan qaaday inuu mar kale Madaxweyne ka dhigi doono Xassan Sheekh waa haddii uu barto luqada Xabashida.
Waxaa shirkaasi ka qeybgalay dhamaan Maamulada loogu wanqalay ”Land” oo ay kala hogaaminayaan daniistayayaal aan u diir nixin Umadda Soomaaliyeed.