Nabadoonada kasoo jeeda gobolka Shabelaha hoose xaalada amni ee gobolkaasi oo aad uliidata iyadoona ay intaa kabadan yihiin dhicida falalka muujinaya inaysan kajirin gobolka xasilooni dhanka amniga ah.
Hadaba Nabadoon Kuusow Xasan oo kamid ah Nabadoonada kasoo jeeda gobolka Shabelaha hoose islamarkaana kusugan isla gobolka ayaa waxa uu marka hore cadey nayaa in uusan gobolka heeysan amni sidaa usareeya oo markaasi kutaagan cagahiisa.
Sidoo kale Nabadoonka ayaa waxa uu cod dheer oo qiiro leh uga dalbanayaa maamulka Koonfur Galbeed iyo kan sare ee dowlada federaalka somaaliya in ay talaabo wax ku owl ah dibna loogu soo celinaayo xaalada Amni ee ee la isku haleyn karo ayuu yiri in ay wada qaadaan dowlada iyo maamulka Koonfur galbeed.