Cabdiweli Max’ed Cali Gaas oo ay weheliyaan wafdi balaaran oo ka kooban golayaasha maamulka Puntland ururada bulshada & Ciidan Qaas ah dadkuna ay ka yaabeen ayaa soo gaaray magaalada muqdisho..
Wafdiga Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Max’ed Cali Gaas ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde Airport ee magaalada muqdisho si weyn ugu soo dhoweeyey Ra’iisal Wasaaraha Dawladda Somalia Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke iyo gudoomiye ku xigeenka baarlamaanka Soomaaliya mahad cabdalla cawad iyo sidoo kale qaar ka mid ah Golayaasha Dawladda Federaalka Somalia iyo dadweyne tiro badan.