Amiin Arts oo Banaanka soo dhigay Cida badashay Calanka SOMALIA..
Oct 20, 2015 -
Comments off
Farshaxaniistaha caanka ah ee Soomaaliyeed Amiin Caamir ayaa Sawir dad badan ka yaabshay soo bandhigay kaasoo uu ku cabiray Cida ka dambeysa Qorshah lagu badalayo Calanka Soomaaliweyn.